Khasaraaha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyay iyo Al Shabaab oo…

Qarax xoogan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo nuucisa lagu sheegay Surf ayaa saakay ka dhacay kasoo horjeedka Dugsi Sare Banaadir ee magaalada Muqdisho. Afhayeenka booliiska Soomaaliya Cabdi Fitaax Aadan Xasan ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in qaraxa lala eegtay gaadiid ay leeyihiin ilaalada Qaramada Midoobay oo marayay goobta … Continue reading Khasaraaha ka dhashay Qaraxii ka dhacay Muqdisho oo la shaaciyay iyo Al Shabaab oo…